Somaliyaay toosoo
Soomaaliyeey toosoo was van 2000 tot 2012 het volkslied van Somalië. Het lied is in 1947 geschreven door Ali Mire Awale en Yuusuf Xaaji Aadan Cilmi Qabille, en werd gespeeld tijdens de festiviteiten rondom de onafhankelijkheid van Somalië in 1960. Tijdens de Somalische Burgeroorlog koos de regering in ballingschap voor Soomaaliyeey toosoo als volkslied voor Somalië.[1]
Originele tekst uit 1947
[bewerken | brontekst bewerken]- Soomaaliyeey toosoo
- Toosoo isku tiirsada ee
- Hadba kiina taagdaranee
- Taageera waligiinee
- Idinkaysu tookhaayoo
- Idinkaysu taamaayee
- Aadamuhu tacliin barayoo
- Waddankiisa taamyeeloo
- Sharcigaa isku kiin tolayoo
- Luuqadaa tuwaaxid ahoo
- Arligiina taaka ahoo
- Kuma kala tegeysaan oo
- Tiro ari ah oo dhaxalaa
- Sideed laydin soo tubayoo
- Ninba toban la meel marayoo
- Cadowgiin idiin talin oo
- Tuldo geel ah oo dhacan baad
- Toogasho u badheedhanee
- Mahdulkaas dhanee tegeybaan
- Ninna dhagax u tuurayn
- Qaran aan hubkuu tumayo
- Tooreyda dhaafayn
- Oo aan taar samayn karin
- Uur kutaallo weynaa
- Hadba waxaan la taahaayoo
- Togagga uga qaylshaa
- Nin dalkiisii cadow taaboo
- U tol waayey baan ahayee
- Hadba waxaan laa ooyaayoo
- Oo ilmadu iiga qubaneysaa
- Iqtiyaar nin loo diidoo
- La addoon sadaan ahayee.
Bronnen, noten en/of referenties
- ↑ Somalia (2000-2012), National Anthems